Siyaasi Siciid Diiriye iyo Saamiqaybsiga Khayraadka Badda Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Siciid Diiriye iyo Saamiqaybsiga Khayraadka Badda Soomaaliya (dhegayso)

Xildhibaan hore Siciid Diiriye Maxamed oo kamid ahaan jirey barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay saami qaybsiga khayraadka badda Soomaaliya iyo damaca maamulada iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay ku doonayaan inay ka helaan badda ku xeeran deegaamada Puntland. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5929579d0b0100594ba1fd49/Said+Diiriye.mp3

Ergayda Gaalkacyo ee shirka dib u heshisiinta Galmudug oo dhuusamareb gaaray. (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka Qayb Qaadashada Qorshaha Dib U Dhiska Dalka
GAALKACYO | Maamulka Degmada Gaalkacyo uu hogaaminayo Duqa Degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac

Xildhibaan hore Siciid Diiriye Maxamed oo kamid ahaan jirey barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay saami qaybsiga khayraadka badda Soomaaliya iyo damaca maamulada iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay ku doonayaan inay ka helaan badda ku xeeran deegaamada Puntland.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: