Shirkadda Isxilqaan ee haysata mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo: “Shaqadu waa socotaa waana sii socon doontaa” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Shirkadda Isxilqaan ee haysata mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo: “Shaqadu waa socotaa waana sii socon doontaa” (dhegayso)

Shirkada Isxilqaan oo hore ugu guulaysatay qandaraaskii dhismaha waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa sheegtay in shaqadu ay weli socoto, siin

Qorshaha Kenya waa mid Gorgortan oo Garabyo kalena ay Riixayaan (dhegayso)
BREAKING NOW | ETHIOPIA MINISTRY OF DEFENSE GIVES AWDAL INVASION INSTRUCTIONS
The Ben Gurion Canal Project – The economic aspect of the destruction of Gaza

Shirkada Isxilqaan oo hore ugu guulaysatay qandaraaskii dhismaha waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa sheegtay in shaqadu ay weli socoto, siina socon doonto. Nabadoon Khalif aw-Cali oo ah Guddoomiyaha Isxilqaan ayaa yiri, “Jarmalku 10% wax ka yar bay bixiyeen, haddana loo dhutin mayo, jidkana waa la dhisayaa oo dad iyo dowlad buu leeyahay.”

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: