Site icon Radio Daljir

Shirkadda Isxilqaan ee haysata mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo: “Shaqadu waa socotaa waana sii socon doontaa” (dhegayso)

Shirkada Isxilqaan oo hore ugu guulaysatay qandaraaskii dhismaha waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa sheegtay in shaqadu ay weli socoto, siina socon doonto. Nabadoon Khalif aw-Cali oo ah Guddoomiyaha Isxilqaan ayaa yiri, “Jarmalku 10% wax ka yar bay bixiyeen, haddana loo dhutin mayo, jidkana waa la dhisayaa oo dad iyo dowlad buu leeyahay.”

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b95943c04010019c61aa9ec/isxilqaan_jidka-garoowe-gaalkacyo_9sept19.mp3?_=1
Exit mobile version