Madaxwayne Farmaajo oo maanta furaya kulanka labada aqal ee baarlamaanka

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo maanta furaya kulanka labada aqal ee baarlamaanka

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah furaya kalfadhiga labada aqal ee baarlamaanka Soomaal

Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo Booqasho ku tagay Muqdisho
Maamulka Degmada Bossaso oo ka Jawaabey Cabashada Timajarayaasha (dhegayso)
Musharrax Jebiye oo $20,000 ugu deeqay horumarinta degmada Dangorayo (Sawiro)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah furaya kalfadhiga labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

 

Kalfadhigan ayaa waxaa uu ka furmi doonaa dugsiga Janeraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, iyadoona qabanqaabada furitaanka kulankan si’aad ah uga socdo Muqdisho.

Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu khdubad uu ka horjeediyo kulanka uu uga hadlayo guulaja dowladdiisa iyo xaaldda siyaasadeed ee dalka.

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada syaa todobaadkan xiriirka u jaray dowladda kadib shir ay ku yeesheen magaalada Kismaayo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: