Shir ku Saabsan Ka Hortaga Tahriibka oo ka Furmay Garowe (dhegayso)

HomeWararka

Shir ku Saabsan Ka Hortaga Tahriibka oo ka Furmay Garowe (dhegayso)

Hay’adda IOM iyo Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabta Kulan Wacyi Gelina oo Looga Hadlayo Tahriibka Kulanka ayaa waxaa isugu yimid Dhalinyaro u badnayd Arday,Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ,Macallimiin,Waalidiin iyo Saraakiil ka socotay Hay’ada IOM. Axmed sheekeye ayaa Warbixin kadiyariyeey http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59cb98e5010100489acea4c1/Warbixinta+wajigii+labaad+ee+shirka+ka+wacyi-gelinta+dhalinyaradda+Tahriibta+oo+Garoowe+lagu+qabtay++by+Sheekeeye.mp3

faahfaahin: Bom gacmeed lagu tuuray dowladda Hoose ee Boosaaso & Khasaare jira
Xulashada Daljir & Cabdixakiim Xuseen, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Danjiraha Imaaraadka Carabta

Hay’adda IOM iyo Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabta Kulan Wacyi Gelina oo Looga Hadlayo Tahriibka Kulanka ayaa waxaa isugu yimid Dhalinyaro u badnayd Arday,Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ,Macallimiin,Waalidiin iyo Saraakiil ka socotay Hay’ada IOM.

Axmed sheekeye ayaa Warbixin kadiyariyeey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: