Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 2aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 2aad

Hoos ka dhegayso Taxanaha 2aad ee Sheeko Gaaban, Sheekadii ISMADHAANTO.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • baaruud abdirizak mohamed 6 years ago

    Asc aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan caawa dhagaysto sheekooyin aan jeclaa ama isku maaweelin jiray markaan gorowe joogay runtii dareenkaygu caawa wuxuu ii tilmaamay saan uga maarmi Karin dadkaan ku dhexkoray iyo dhulkaan ku koray waxaan caawa fariintan kasoo dirin magaalada boorame oon kumaqnahay muddo 2 sanno oon magaaladayda dib ugu soo laaban (gorowe) marka aad baan idiin salaamayaa iina soo duceeya idinka iyo dadkiiba inuu alle ii fududeeyo nolosha aan hadda kunoolahay waad mahadsantihiin dhiigaan ka dhashay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com