Shariif Xasan Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay in loo bahanyahay Kordhinta Ciidamadda AMISOM

Shariif Xasan Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay in loo bahanyahay Kordhinta Ciidamadda AMISOM

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya ay howl wanaagsan ka qabteen Soomaaliya islamarkaana ay mudanyihiin in looga mahad celiyo dadaalka ay ku bixiyeen nabadeynta Soomaaliya.

Shariif Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhaba ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya ay loo baahanyahay in Ciidamo dheeraad ah lagu soo daro si Al-shabaab looga saaro dalka,waxaana uu saluug ka muujiyay bixitaanka AMISOM iyo qorshaha socda.

Waxaa uu yiri ” AMISOM waa la dhimayaa ayaan meelaha ka maq maqlayay,AMISOM,hadda in la dhimo iska daaye in la siyaadiyo ayaa loo baahanyahay”.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com