Sharciyaqaan Muuse Cali: “Golaha Wasiirada la Cayriyey Dadka ha ka Xishoodeen, Shaqadana waxaa Masuul ka ah Agaasimayaasha”

HomeWararka

Sharciyaqaan Muuse Cali: “Golaha Wasiirada la Cayriyey Dadka ha ka Xishoodeen, Shaqadana waxaa Masuul ka ah Agaasimayaasha”

Waraysi Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac iyo waa maxay sharciyada Golaha Wasiirada ee kalsoonidii lagala noqday? Magacee loogu yeerayaa? Xafiisyadooda m

Markab militari oo uu Mareykanka leeyahay oo ku wajahan Gaza
HINDIYA: Dhakhaatiir la dagaalamaysa ciyaarta Yogada oo la sheegay in Covid-19 ay daawo u tahay (daawo)
Booliska Hir-Shabeelle oo gacanta ku dhigay Nin ku eedeysan dilka Gabar 17 jir ah

Waraysi Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac iyo waa maxay sharciyada Golaha Wasiirada ee kalsoonidii lagala noqday? Magacee loogu yeerayaa? Xafiisyadooda ma tegi karaan? Yaa shaqada sii haynaya? Maxay se shaqadooda ku waayeen, sababtee?

Su’aalahaas iyo kuwa kale waxaan hordhignay Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac. Muuse ayaa ku tilmaamay in mid kastaa yahay “Wasiirkii Hore ee ….” dadka iyo dalkana aysan hadda wax masuuliyad ah u hayn, ayna ku habboontahay in ay dadka ka xishoodaan, damiirna yeeshaan, maadaama shaqadii loo igmaday ay guuldarro ka keeneen.

Wariye Xasan Heykal ayaa Waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: