Sharcigu sidee uga hadlayaa xorriyadda muwaadinta iyo dacwadaha madaniga ah (dhegayso)

HomeWararka

Sharcigu sidee uga hadlayaa xorriyadda muwaadinta iyo dacwadaha madaniga ah (dhegayso)

Maalintii labaad waxaa xasbiga dhexe ee magaalada Garowe ku xiran wariyaal ka tirsan warbaahinta Daljir oo shalay ay qabteen ciidamada amnigu xilli ay

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Ciidamadda dowladda oo la wareegay degaano dhowr ah

Maalintii labaad waxaa xasbiga dhexe ee magaalada Garowe ku xiran wariyaal ka tirsan warbaahinta Daljir oo shalay ay qabteen ciidamada amnigu xilli ay ku guda-jireen waajibaadkoodii shaqo maalinlaha ahaa.

Khadar Cawl Ismaaciil iyo Cabdiqani Fantastic ayaa laga taxaabay shalay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal oo xilligaasi ay ku sugnaayeen, mana jirto illaa hadda caddayn muujinaysa abaabta xarigooda oo ahaa amar ka yimid guddoonka maxkamadda.

Haddaba sharcigu sidee uga hadlayaa xorriyadda muwaadinta iyo xaq ruuxa ee arrimaha madanigga ah.

Cismaan Xaraare oo aqoon durugsan u leh shuruucda madaniga ah ayaa sharraxaya arrinkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: