Site icon Radio Daljir

Sharcigu sidee uga hadlayaa xorriyadda muwaadinta iyo dacwadaha madaniga ah (dhegayso)

Maalintii labaad waxaa xasbiga dhexe ee magaalada Garowe ku xiran wariyaal ka tirsan warbaahinta Daljir oo shalay ay qabteen ciidamada amnigu xilli ay ku guda-jireen waajibaadkoodii shaqo maalinlaha ahaa.

Khadar Cawl Ismaaciil iyo Cabdiqani Fantastic ayaa laga taxaabay shalay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal oo xilligaasi ay ku sugnaayeen, mana jirto illaa hadda caddayn muujinaysa abaabta xarigooda oo ahaa amar ka yimid guddoonka maxkamadda.

Haddaba sharcigu sidee uga hadlayaa xorriyadda muwaadinta iyo xaq ruuxa ee arrimaha madanigga ah.

Cismaan Xaraare oo aqoon durugsan u leh shuruucda madaniga ah ayaa sharraxaya arrinkaasi.

Cismaan Yuusuf Xaraare 06 Sept 2020 by Radio Daljir

Exit mobile version