Saraakiil katirsan Argagixisada Al-shabaab oo lagu dilay  Shabellada Hoose

HomeWararka

Saraakiil katirsan Argagixisada Al-shabaab oo lagu dilay Shabellada Hoose

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen gobolka Shabellada Hoose ayaa waxa ay ku bur buriyeen saldhigii Al-shabaab ay

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Goorma ayaa la ansixinayaa Wasiirada Magacaaban (Akhriso)
Dalka Itoobiya oo xaalad degdeg ah lagu soo rogay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen gobolka Shabellada Hoose ayaa waxa ay ku bur buriyeen saldhigii Al-shabaab ay ku lahayeen gudaha degaanka Jilib Marko.

Sarkaal u hadlay ciidamada Danab ayaa warbaahinta ku hadasha afka dowladda u sheegay in howlgalkan ay ku dileen ciidamada Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo xilal muhiim ah ka haayay gobolkaasi iyo ku dhawaad 22 dagalame oo ka tirsan Al-shabaab.

Magacyada yada saraakiisha Argagixisada Al-shabaab ee weerarkan lagu dilay ayaa kala ah :

1-Abuu Yaasiin Sheikh Maxamed oo Al-shabaab u qaabilsanaa Amniyaadka gobolka shabellada Hoose

2- Maxamuud Abuu Xamza oo dhawaan kasoo laabtay dalka Siiriya.

Diiwaanka warka radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: