Madaxweyna Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

Madaxweyna Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, wasiiro iyo mas,uuliyiin ka tirsan dowladda .

Madaxdawene yaasha Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa ka wada hadli doona xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii loo sii adkayn lahaa.

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay, waxaana la xiray intii ay socotay munaasibadii soo dhawaynta wafdiga madaxweynaha Jabuuti qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com