Goorma ayaa la ansixinayaa Wasiirada Magacaaban (Akhriso)

Goorma ayaa la ansixinayaa Wasiirada Magacaaban (Akhriso)

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah taariikhuda ay ku astaysantahay 24/10/2020 ka doodo doona anisxinta xukuumada cusub ee dghawaan uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Xalay ilaa iyo maanta oo Jimce ah magaalada Muqdisho waxaa kulamo gooni gooni ah ku lahaa Xildhibaanada iyo xubnaha golaha wasiirada ee magacaabayn.

19-kii Bishaan ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya soo magacaabay golihiisa Wasiirada, kuwaas oo hadii la ansixiyo aan waqti badan u heysan inay Shaqada laga sugayo qabtaan, maadaama waqtiga xilheynta Hay’adaha dowladda uu yahay geb-gabo lana gelayo doorashooyin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com