HomeUncategorized

Sawirro-Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii nabadaynta Galkacyo.

Galkacyo, Nov 12 2016--Shirkii looga hadlayay nabad-gelyada magaalada Gaalkacyo ee ka socday Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa soo idlaaday.

Lasoco wararkii ugu dambeeyey ee shir madexeedka IGAD iyo Muqdisho.
Galguduud Oo xabsiga loo taxaabay Tobbanaan qof oo xaaluf ku hayey dhirta deegaanadaas(Dhegeyso)
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 17 – April – 2016 Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin (Studio Daljir Garoew)

Galkacyo, Nov 12 2016–Shirkii looga hadlayay nabad-gelyada magaalada Gaalkacyo ee ka socday Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa soo idlaaday.

Qodobada shirkaan kasoo baxay waxay ahaayeen saddex qodob oo kala ah.

1: In xabbada la joojiyo oo la magacaabo guddi isku dhaf ah.

2: in  in labataanka bishaan la isugu tago magaalada Kismaayo .

3: iyo In si dhab ah looga wada hadlo waxyaalaha muranka dhaliyay.

PHOTO-Jamal Farah Aadan.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: