DHEGEYSO-Warbixin Daljir ka diyaarisay shirkii nabadaynta ee maanta Galkacyo kadhacay.

Galkacyo, Nov 12 2016-Shirkii looga hadlaayay colaada Magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo idlaaday Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaaana shirka oo socdey mudo kooban laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ay kamid ahaayen.

1: In xabbada la joojiyo oo la magacaabo guddi isku dhaf ah.

2: in  in labataanka bishaan la isugu tago magaalada Kismaayo .

3: iyo In si dhab ah looga wada hadlo waxyaalaha muranka dhaliyay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com