Site icon Radio Daljir

Sawirro-Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii nabadaynta Galkacyo.

Galkacyo, Nov 12 2016–Shirkii looga hadlayay nabad-gelyada magaalada Gaalkacyo ee ka socday Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa soo idlaaday.

Qodobada shirkaan kasoo baxay waxay ahaayeen saddex qodob oo kala ah.

1: In xabbada la joojiyo oo la magacaabo guddi isku dhaf ah.

2: in  in labataanka bishaan la isugu tago magaalada Kismaayo .

3: iyo In si dhab ah looga wada hadlo waxyaalaha muranka dhaliyay.

PHOTO-Jamal Farah Aadan.

Daljir.com

Exit mobile version