Samafale Tigey oo ka Warbixiyey Saamaynta Abaarta iyo Shubanku ku Yeesheen Gobolka Cayn (DHEGAYSO)

Samafale Tigey oo ka Warbixiyey Saamaynta Abaarta iyo Shubanku ku Yeesheen Gobolka Cayn (DHEGAYSO)

Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey oo haatan ku howlan gurmadka dadkii ay abartu saamaysay ayaa ka warbixiyey xaaladda ay kusugan yihiin dadka xanuunka shuban biyoodku soo ritey ee ku sugan magaalada Buuhoodle.

Mudane Tigey ayaa waraysi uu siiyey idaacadda Daljir kaga hadlay saamayntii abaartu kuyeelatay gobolkaasi iyo sidoo kale dhibaatada shuban biyoodka.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • magacaygu waa xuseen cabdule cali 7 years ago

    asc maasha allah timcatu rabi ayaa kadhacda ilaahay ayaa inonicmeyay asiga ayaa kuamahadsan anag ana waxa ina laka rabaa in aan kuxamdino namcada mahad sanidiin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com