SAHANKA DALJIR: Safarkii Bossaso & Badhan

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

SAHANKA DALJIR: Safarkii Bossaso & Badhan

Safarkii Bossaso & Baran: "Sannadku waa sannadkiisii oo waa 2019ka ... safarku waa sidiisii hore ... Gaariga aan wadanaa waa kii kolkii horeba aan

Dixdhaaxood, Badhan: Miinooyinkii Ururkii Al-Itixaadka oo khasaare geystay
KALABEYR & Dhaqashada Shinnida: Sidee Shinni Malab u Dhalisaa?
BAAJUREYRI INJINEERKII SAYIDKA, FIRKIISII & TAARIIKHDA FACA WEYN EE EYL (daawo)

Safarkii Bossaso & Baran: “Sannadku waa sannadkiisii oo waa 2019ka … safarku waa sidiisii hore … Gaariga aan wadanaa waa kii kolkii horeba aan ku safaray; dareewalku waa ninkii markii hore shukaanta hayey. Waxaa aan ka soo tagnay magaalada Bosaso annaga oo ku wajahan Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Haddaba maxaa badalan? Waa Gu’soore baahi loo qabay, hogol meel ku da’dey, biyo-dhig, kablakac, dhildhileys, intaas midna la iska waraysan maayo …”

Hoos kaga bogo:

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: