Safaaradda Soomaalida ee Hindiya oo bandhigtay qaar ka mid ah magacyada maxaabiis loo haysto burcadnimo oo ku xiran dalka Hindiya.

New-dalhi, June- Safiirka Soomaaliya ee dalka India Amb Ebyan Maxamed Saalax ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay Radio Daljir uga war-bixisay kormeer ay ku tagtay mid ka mid ah xabsiyada magaalada Mumbai oo ay ku xiranyihiin Soomaali badan oo loo haysto ku lug-lahaansha burcad-badeednimo.

Ebyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay burcad-badadeedda ku xiran Mumbai oo tiradoodu dhan tahay 105 ruux dhammaantood in ay ka soo jeedaan maamulka Puntland iyo Gal-mudug marka laga reebo hal qof oo ka soo jeeda maamulka Somaaliland.

Abaasator Ebyan, ayaa intaa ku dartay maxaabiistan in ay ku xiranyihiin xabsi yar oo dhawaan la dhisay kaasoo qaada illaa 500 qof, waxaana maxaabiistu safaaradda Soomaalida ee Hindiaya u soo gudbiyeen fariimo ay u dirayaan qoysasakooda farriimahaasi oo ay ku muujinayeen caafimaad qabkooda.

Dhammaan maxaabiista ku eedaysan burcad-badeednimada eek u xiran dalka Hindiya ayaan wali la horgayn wax maxkamad ah, waxaana safiirku ay sheegtay dawladda Hindiya in ay ka dalbadeen dadkaan in lagu maxkamadeeyo Soomaaliya walina ay jawaab ka sugayaan.

Inta badan maxaabiista ku eedaysan falalka burcadbadeednimo ayaa ah kuwo ciidamada badda ee Hinda ay ku soo qab-qabteen hawlgal ay sameeyeen bishii labaad ee sannadkaan aynu ku guda jirno, waxaana dawladda Hindiya lagu tilmaamaa dawladaha dagaalka cad la galay burcad-badeedda.

Magacyada maxaabiista ay soo bandhigtay Safaaradda Soomaalida ee wadanka Hindiya.

1. Mr. Usman Salad Eid, 37
2. Mr. Khalif Farah Aden, 24
3. Mr. Abdi Risaq Bashir, 27
4. Mr. Mohammed Ali Mohammad, 19
5. Mr. Habib Mehmood Salah, 24
6. Mr. Awas Artan Mohammad, 22
7. Mr. Ahamed Abdi Hassan, 19 Years
8. Mr. Mohammad Abdullahi Barre, 19
9. Mr. Bashir Ummer Mohammad, 27
10. Mr. Farah Chama Farah, 25 years.
11. Mr. Abshir Abdi Husen, 25 years.
12. Mr. Rage C Rissaq, 28 years.
13. Mr. Bon Chon Ali, 27 years.
14. Mr. Mohammad Abdulahi, 19 years.

28 Somali National Arrested on 07-02-2011, in Mumbai

1. Mr. Ibrahim Abdi Noor, 18
2. Mr. Ahsan Afey Mahmood, 18
3. Mr. Mahomed Ali Musee, 30
4. Mr. Atoor Bashir Bare, 19
5. Mr. Hirat Timo Ade Boole, 23
6. Mr. Ahmed Ali Usman, 28
7. Mr. Mohamed Abdi Ali, 30
8. Mr. Ahamed Qalif Maxameed, 20
9. Mr. Shidad Ali Mohomed, 29
10. Mr. Hurle Habri Noor, 41
11. Mr. Noor Mohamed Xersi, 18
12. Mr. Muhaddin Hussen Ali, 20
13. Mr. Siyaad Abdi Ahmed, 25
14. Mr. Ahmed Usman, 23 years.
15. Mr. Asain Abdi Sudan, 20
16. Mr. Mohamed Ahmed Ali, 26
17. Mr. Asain Abdi Sudan, 20
18. Mr. Maag Mahamed Roble, 25
19. Mr. Shugi Daqare Noor, 32
20. Mr. Ciise Muhamed Dimple, 30
21. Mr. Qeysar Ahmed Artan, 25
22. Mr. Madar Isman Abdi, 19
23. Mr. Muhamed Ali Usman, 20 .
24. Mr. Hasan Diria Geele, 30 years.
25. Mr. Shaale Guhood Maxmd, 19
26. Mr. Ali Yusuf Ibrahim, 45
27. Mr. Gudaweyn Abdi Tirik, 27
28. Mr. Ali Abdi Ahmed, 22

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com