Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar Jr. Xaggee ku Ogtahay?

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar Jr. Xaggee ku Ogtahay?

Kooxda Barcelona wali ayaa ka fakareysaa cayaartooygii baddali lahaa Neymar Jr oo weli lala xiriirinayo kooxda Paris Saint Germain, Baryahaan warbaahinta Spain ayaa ku soo waramaysa in kooxda ka dhisan gobolka Catalan ay hadda ku dartay liiska ciyaartoyga badali doona Neymar Antoine Griezmann.

Javier Tebas, Madaxweynaha horyaalka La Ligaha dalka Spain, ayaa sheegay in uu garab istaagi doono kooxda Barcelona, isaga oo sheegay in ay hal dhinac ka noqon doonaan duullaanka kooxda Paris Saint-Germain ay ku dooneyo in ay ku kansasho heshiiska Neymar.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com