Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Maanta waa Arsenal fkf Chelsea (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Maanta waa Arsenal fkf Chelsea (dhegayso)

Kooxaha Arsenal iyo naadiga Chelsea ayaa kuwada ciyaari doona garoonka wayn ee Wemble koobka loo yaqaano Community Shield. Labada kooxdood ayaa tijaab

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxmaan Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Isku-aadka Carabao Cup (dhegayso)
LeBron oo Jiiray Boston Celtics 117-104 (masawirro)

Kooxaha Arsenal iyo naadiga Chelsea ayaa kuwada ciyaari doona garoonka wayn ee Wemble koobka loo yaqaano Community Shield. Labada kooxdood ayaa tijaabo adag gali doona kahor inta uusan horyaalka ingiriisku bilaaban.

Kooxda Barelona oo haysata lacagtii ay ka heshay iibkii Neymar ayaa heshiisyo hordhac ah la samaysay qaar kamid ah ciyaartoyda ay u aragto in ay kooxda ku soo kordhin karaan waxtar muuqada.

Inigo Martinez oo difaaca dhexe uga ciyaara kooxda Real Sociedad ayaa kooxdiisa ku wargaliyay in uu doonayo ku biiritaanka Barcelona. Philippe Coutinho oo asna Livepool ka tirsan iyo Ousmane Dembel oo hada ka tirsan kooxda Borussia Dortmund ayaa ka mid ah ciyaartoyda hadda la hadal-hayo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: