Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Maanta waxaa la soo gabagabayn doona horyaalka Ingiriiska oo socday mudo ka badan sagaal bilood, tartan xooggan kaddib waxaa horay koobka ugu guulaystay kooxda Chelsea.

Dhanka horyaalka Spain, caawa ayaa lagu kala bixi doona kooxda sanadkan horyaalka dalkaas loo caleemo saari doono

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com