Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Xalay kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, ahaana kulamo xiiso gooni ah leh. Caawa waa hal kulan oo ah horyaalka Ingiriiska.

Dhanka horyaalka Spain waxaa la ciyaari doona kulan saamayn badan ku yeelan doona kooxda laga yaabo in ay sanadkan qaado horyaalka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com