Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray, kooxda Chelsea ayaa ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska sanadka 2016-2017 kaddib markii ay 1:0 ku garaacday kooxda West Brom.

Dhanka kale maanta waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan horaalka Ingiriiska

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)”

  1. Asc Daljir , Man Zaki Adam jooga #Gaalkio wan ku salamay wariye dabanari iyo barnaamijka ciyaaraha

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com