HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.  

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • abdilaahi 4 years ago

    Dalka Turkiga waxaa ku xayiran boqollaal Soomaali ah oo halkaasi dano kala duwan u tagey wax yar kahor intii aanay dunidu u kala xirxirmin xanuunka Coronavirus dartiis kuwaasoo danakala duwan u joogay dalkaas ayaa hada dirsana qayladhan inaa lagu celiyo dalkoodii tasoo laga yaabo
    inay

    Dawlada soomaliya u dhego nuglaato qayladooda oo ay udirto diyaarad gaara ama
    dawlada turkey ka codsadaan inay u soo qaado dadkaas yagoo lagu qiyaasay tiradooda
    ku dhawaad 300 qof

DISQUS: 0