RW Khayre, “Waxaan Ka Shaqaynaynaa in Soomaaliya Cunaqabataynta Laga Qaado” (DHEGAYSO)

RW Khayre, “Waxaan Ka Shaqaynaynaa in Soomaaliya Cunaqabataynta Laga Qaado” (DHEGAYSO)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilowday sidii xayiraada hubka looga qaadi lahaa dalka.

Xasan Cali Khayre ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa uu intaasi ku daray in Soomaaliya aysan soo ceshan karin sumcaddeedii iyo awooddeedii ciidan inta ay cuna qabatayntu saaran tahay.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com