RW Khayre iyo Shirkii Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Benaadir (dhegayso + masawirro)

RW Khayre iyo Shirkii Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Benaadir (dhegayso + masawirro)

Shirka waxaa shir gudoomiyey guddoomiyaha gobolka waxaana diirada lagu saaray arrimaha ammaanka caasimadda, u diyaargaroowga maalmaha ciidda iyo qabanqaabada munaasabadaha maamlamaha Xorriyadda Soomaaliya ee 26 Juun iyo 1 Luuliyo.

Masawiro

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0