Rugta ganacsiga & warshadaha ee Puntland, iyo shacabka Bossaso oo cambaareeyey lacagta faalsada ah ee laga dhacay madaarka Galkacyo.

Bossaso, July 08 – Shir looga hadlay saamaynta dhaqaale ee lacagta faalsada ah ee la soo geliyey Puntland ayaa lagu dhaleeceeyey fal dambiyeedka ka dhacay madaarka Galkacyo. Ganacsato, indheergarad iyo culimo ayaa shirka ka qayb galay, kana faalooday saamaynta dhaqaale ee lacagta faalsada ahi ay ku yeelan doonto suuqyada ganacsi iyo bulshada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com