Raysal Wasaare Khayre oo kula kulmay Davos madaxda Canada iyo Rwanda

HomeWararka

Raysal Wasaare Khayre oo kula kulmay Davos madaxda Canada iyo Rwanda

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ka mid ah madaxda caalamka ee ka qaybgalaysa shirka caalamiga ee arimaha dhaqaalaha ee Davos ee dalka Switzerland

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka Federaalka oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas (dhegayso/daawo)
Farmaajo oo la kulmay Guddoomiye Gudoomiye Jawaari

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ka mid ah madaxda caalamka ee ka qaybgalaysa shirka caalamiga ee arimaha dhaqaalaha ee Davos ee dalka Switzerland ayaa la kulmay madaxda Canada iyo Rwanda.

Raysal wasaaraha ayaa kala hadlay raysal wasaaraha Canada JustinTrudeau iyo madaxwaynaha Rwanda Paul Kigami.

Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo ammaanka ee kala dhaxeeya Soomaaliya in la xoojiyo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: