Site icon Radio Daljir

Raysal Wasaare Khayre oo kula kulmay Davos madaxda Canada iyo Rwanda

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ka mid ah madaxda caalamka ee ka qaybgalaysa shirka caalamiga ee arimaha dhaqaalaha ee Davos ee dalka Switzerland ayaa la kulmay madaxda Canada iyo Rwanda.

Raysal wasaaraha ayaa kala hadlay raysal wasaaraha Canada JustinTrudeau iyo madaxwaynaha Rwanda Paul Kigami.

Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo ammaanka ee kala dhaxeeya Soomaaliya in la xoojiyo.

 

Exit mobile version