Xubintii Ciyaaraha iyo Gobolka Mudug (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo Gobolka Mudug (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Koobka Horyaalka gobolka Mudug oo xiligan

Gonzaga oo Reebtay South Carolina 77-73
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Koobka Horyaalka gobolka Mudug oo xiligan ka socda garoonka wayn ee Cawaale ayaa maraya meel xiiso badan qaar kamid ah kooxihii gobolka Mudug ugu awooda badnaa kubbada cagta ayaa sanadkan ku jiraa kaalimaha hoose.

Kulamo ka tirsan horyaalka Spain ayaa la ciyaari doona, kooxda Real Madrid ayaana isbuucan ciyaari doonta mid kamid ah kulamadii ugu adkaa … dhanka kale kooxdan ayaa doonaysa in ay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ku bixiso lacag dhan 300 miilon sida laga soo xigtay masuul ka tirsan kooxda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

  

  

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: