Raas Xaafuun: Shalay iyo Maanta (dhegayso)

Raas Xaafuun: Shalay iyo Maanta (dhegayso)

Dagmada Xaafuun waxa caan ku tahay khayraad aan la soo koobi karin oo cusbada iyo kalluunku ugu horreeyaan. Waa khayraad laga seexday, laakiin sidiisii weli u buuxa.

Saas oo ay tahay illeen khayraad ma qarsooma e waxaa deegaanka faro ba’an ku haya doonyaha jariifka ee laga leeyahay wadamada Iiraan iyo Yaman iyo waliba kuwa kale oo aan la aqoon.

Waxaan ka waraysanay Yuusuf Siciid Maxamed, Guddoomiyaha degmada Xaafuun, waxa uuna u waramay Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com