Qurbajoogta Puntland oo Taageeray Go’aanka Garab-istaagga Xulufada Sucuudiga (dhegayso)

HomeWararka

Qurbajoogta Puntland oo Taageeray Go’aanka Garab-istaagga Xulufada Sucuudiga (dhegayso)

Xilli shalay Madaxweyne Gaas uu sheegay in Puntland ay tageerayso Dowladda Sucuudiga iyo xulafadeeda, uuna taxliiliyey xiriirka soojireenka ah ee Sucu

Xildhibaan Barlamaanka jubbaland katirsan oo Kismaayo ku geriyooday
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo gudi u magacabay dhacdadi Sheerbi
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xilli shalay Madaxweyne Gaas uu sheegay in Puntland ay tageerayso Dowladda Sucuudiga iyo xulafadeeda, uuna taxliiliyey xiriirka soojireenka ah ee Sucuudiga iyo Imaaraadka, ayaa maanta jaaliyadda Puntland ee  Waqooyiga Ameerica oo Radio Daljir xirir la soo sameyeey waxa ay ayana soo dhaweyeen go’aanka Madaxweyne Gaas.

 Burhaan Axmed Maxamed iyo Yaasin Cali oo kamid ah Qurbajoogta Puntland ee Columbus Ohio oo la hadlay Rado Daljir ayaa sheegay in ay ku farxeen in Puntland ay qaado tallaabadaas oo ay ku shegeen mid maslaxad u ah Puntland iyo Soomaaliya.
Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayey u warrameen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: