Qorsha uga dagsan Puntland shacabka gobalka Gardafuu (dhegayso|daawo)

Qorsha uga dagsan Puntland shacabka gobalka Gardafuu (dhegayso|daawo)

Boqolaal qoys ayaa ku ahanti beelay oo ay guryahoodii kala tagtay badda oo ku soo fatahday magaalada Caluula ee gobolka Garadafuu.

Qoyassakan ayaa haatan waxa ay si kumeel gaar ah u dagan yihiin garoonka diyaarada ee degmada Baargaal.

Radio Daljir ayaa baahiyay cabashada dadka deegaanka, kuwaas oo dowladda iyo xubnaha umatalaya gobolka Garda Fuu ku eedeeyay in aysan gobolkan waxba ka ogayn xaaladiisa.

Hadaba wasiirka wasaarada kaluumaysiga Puntland Faaraxa Cawaash oo kamid ah golaha wasiirada Puntland kana soo jeeda gobolkaasi ayaa radio Dajir ayaa waydiiyay waxa uu kala socdo deegaanka uu ka soo jeedo iyo qorsha dowladda ee gobolkaasi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com