Qaybo kamid ah degmadda Jariiban oo Xaalad adag ka taagantahay (dhegayso)

Qaybo kamid ah degmadda Jariiban oo Xaalad adag ka taagantahay (dhegayso)

Gudomiye ku xigeenka degmada Jariiban ayaa xili uu lahadlayey Radio Jariiban oo bahwadag la ah Radio daljir ayaa wuxuu sheegay inay xaalad adag ka taagantahay deegaano dhawaan ay isugu guureen reer guuraa badan kuwaasoo uu sheegay in sidoo kale qaar dadka ka mid ah mayd ahaan looga keenay miyigiga.

Mursal Cabdule Khalaf gudoomiye ku xigeenka degmada JAriiban ayaa sheegay inay xaaladu aad u adagtahay qaybo kamid ah degmadan ay biyo la,aan xoogleh ka jirto isla markaana 20 Liter biyaha la siinayo lacag dhan 100 Shilin Soomaali ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com