Qarax Lala Beegsaday Gaarigii ay Wateen Xidigaha Kooxda Borussia Dortmund (DAAWO)

Bas ay la socdeen ciyaartoyda kooxda Borussia Dortmund ee dalka Jarmalka ayaa la xaqiijiyay in qaraxyo lala beegsaday goor dhoweyd oo caawa ah xili ay ku sii socdeen garoonka Signal Iduna Parka oo caawa ay ku lahaayeen ciyaar ay fooda isku dari lahaayeen kooxda AS Monaco.

Ciyaartan ayaa aheyd lugta koowaad ee sideed dhamaadka koobka horyaalka qaarada Yurub ee loo yaqaano UEFA Champions League.

Kooxda Dortmund ayaa xaqiijisay in saddex qarax kooxdeeda lala beegsaday waxaana qoraal ka soo baxay Dortmund lagu yiri: “Waxaanu xaqiujin karaa in guud ahaan saddex qarax ay ka dhaceen goobta uu joogay buska teamku joogay”.

DAAWO

https://youtu.be/hzbdQZg2K_o


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com