Qaar kamid ah Dhaawacyadii Qarixii Zoobe oo Nairobi la geyeey (Sawiro)

Qaar kamid ah Dhaawacyadii Qarixii Zoobe oo Nairobi la geyeey (Sawiro)

Magaaladda Nairobi ee dalka kenya waxaa la geyeey dhawacyada qaar kamid ah dadkii shacabka ahaa ee ku dhawacmay qarixii zoobe ,kuwaas oo lagu dawayn doono dalkaas.

Diyaarad laga leeyahay dalka kenya ayaa qaaday shalay dadkan oo u baddan dad qaba dhawacyo halis ah ,waxaana garoonka diyaradaha kuso dhaweyeey masuuliyiinta safaarada somaalida ee dalkaas iyo wasiirka arimaha dibadda kenya amiino ,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com