Puntland oo marti gelinaysa shir looga hadlayo khilaafka siyaasadeed ee dalka (dhegayso)

Puntland oo marti gelinaysa shir looga hadlayo khilaafka siyaasadeed ee dalka (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in magaalada Garoowe ay marti gelin doonto shir looga hadlayo khilaafka siyaasadeed ee dalka kajira.

Isagoo ka hadlayay magaalada Garoowe caasumadda Puntland oo xalay shir jaraa’id uu ku qabtay ayuu madaxwaynuhu sheegay 2da bisha May inuu shirka looga hadlayo khilaafka siyaasadeed ee dalka ay kasoo qaybgali doonaan madaxwaynaha iyo raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya, madaxwaynayaaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com