Puntland oo laga helay kisaas cusub oo Covid19 ah

HomeWararka

Puntland oo laga helay kisaas cusub oo Covid19 ah

5 qof ayaa cudurka coronavirus laga heley Puntland maanta kaddib 11 qof oo la baaray, sida uu xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka. Shanta ruux, qof kam

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Baarlamaanka dalka Turkiga oo ansixiyay in ciidamo loo diro dalka liibya

5 qof ayaa cudurka coronavirus laga heley Puntland maanta kaddib 11 qof oo la baaray, sida uu xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka.

Shanta ruux, qof kamid ah ayaa ah dumar, dhammaantood waa dhallinyaro aan safargelin, da’dooduna u dhaxayso 14-33 jirro.

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa Sheegay in ay muuqato in Cudurka uu ku faafay gudaha Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: