Puntland oo ka hadashay qaraxii Gaalkacyo

Puntland oo ka hadashay qaraxii Gaalkacyo

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Puntland Maxamed C/raxmaan Dhamancad ayaa cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay Koofurta magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasoo sababay khasaare kala duwan.

Wasiirka ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxa, waxaana uu caafimaad u baryay dadkii dhaawaca soo gaaray, waxaana uu xusay in weerarkaas aanu marna niyad jebin doonin.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii xalay ka dhacay Koofurta Gaalkacyo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    CAMBAARAYN KU LAHAA.!!!!!.
    WAA MAXAY CAMBAARAYNI?
    CAMBAARAYNI WAA MARKAAD ARIN DHACAY OO ADAN JECLAYN INAAD SIDAY TAHAY UGA HADASHO AMA WAX UGA QABATO BAA KELMADAAS LOO ADEEGSADAA!!.
    KELMADANA WAXAA LAGA SOO DHEEGTAY XAGA GALBEEDKA,WALIBA GOLAHA AMANKA IWM.
    ALSHABAB+CIA+MI6+UNDOM+AMISOM=ONE.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    SOMALIYA WAA DAL LAGU SOO DUULAY,LANA HAYSTO!!!!.
    DHAMAAN MADAXTOOYOOYINKA YARYAR EE DALKA KA JIRA INTUBA WAA YAQAANANN WAXA FANGAREEYA ISIS,ALSHABAB’KOOXAHAAS!!!!.LKN MADAXDA SOMALIDU WAA TOOL=TUUL LA LEEYAHOO KAMA HADLI KARAAN.QAARNA WAABA LOOSHEEGAA WAQTIGA,GOOBTA & CIDA LA QARXINAYO,WAYNA FUDUDEEYAAN SHACABKANA WAXKALE BAYBA U SHEEGAAN!!!!.FUDUDAYNTANA WAXAA KAAGA FILAN ZOOBE 14/10/17 CASE CLOSE!!!!!KIIS LA XIREY IGA DHEH!!.
    WAR HORTA NIN LA LEEYAHAY IIMABA SHAQAYN KARO!!!!!.
    WAAYO?KII LAHAA DANTIISUU WADAA,
    OK,KA LEH EE UU TUULKA UYAHAYNA ISKU DANBA MA NIHIN.SIDAA DARTED WAA SHACABKU BARAARUGO HAFDII KALE DILKAAS,QARAXAAS BAYNU MKU JIRI ILAA XAATAA!!!!~±~±~±~±~±.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com