Odayaal Badhan ka tagay oo Ceerigaabo gaaray si loo kala qaado Ciidamada PL & Somaliland (Daawo)

Odayaal Badhan ka tagay oo Ceerigaabo gaaray si loo kala qaado Ciidamada PL & Somaliland (Daawo)

Si loo Baajiyo dagaal Ciidamadda Puntland iyo Somaliland dhexmara ,waxaa gaaray Ceerigaabo Gurti ka tagay Magaaladda Badhan ee isla gobalkaas sanaag.

Nabadoon Mursal Maxamud Cabdi oo Ka mid Guurtida gaadhey Ceerigaabo ayaa Warbaahinta daljir uga waramay ujeedka safarkooda ceerigaabo iyo kulamadas kawadaan halkaas.

Halkan Hoose kadaawo Waraysiga Nabadoonka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com