Puntland oo dib-u-eegis ku samaynaysa xeerka kufsiga (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo dib-u-eegis ku samaynaysa xeerka kufsiga (dhegayso)

Deegaanada Puntland labadii bilood ee aynu soo dhaafnay waxaa si idaba joog ah uga dhacayay Kufsi iyo dil lo gaysanayay haweenka Puntland yar iyo wayn

Hoggaanka SSC-Khaatumo oo ka warbixyey dagaalkii maanta ee aagagga Laascaanood
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Booqday Baraawe
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Deegaanada Puntland labadii bilood ee aynu soo dhaafnay waxaa si idaba joog ah uga dhacayay Kufsi iyo dil lo gaysanayay haweenka Puntland yar iyo waynba.

Kiisaska kufsiga ee ka ka dhacay Puntland waxaa kamid ahaa kufsigii Caasha Ilyaas iyo kii Garoowe loogu gaystay hooyo Hodan.

Bishan gudaheeda kiisaska kufsiga ee ka dhacay gobolka Sanaag oo kaliya ayaa waxa uu gaarayaa ila aiyo 8 kiis oo aan cadaalada la soo taagin dadkii ka dambeeyay.

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in xeerka kufsiga ee Puntland wax badan ay ka badali doonto sida uu sheegay Wasiir dowlaha wasaarada dastuurka Puntland Saalax Xabiib Jaamac.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: