Puntland oo dib u celisay 50 Ruux oo itoobiyaan ah (Daawo)

HomeWararka

Puntland oo dib u celisay 50 Ruux oo itoobiyaan ah (Daawo)

Dowladda Puntland ayaa maanta ku soo bandhigtay Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn 50 Ruux oo itoobiyaan ah kuwaas oo doonayeey inay soo galaan Puntland. Maamulka Gobalka Cayn ayaa sheegay in dadkan Itoobiyaanka ah dalkooda dib loogu celin doono. Warbixintan Wariyaha Daljir ee Buhoodle Maxamed Cali Bile ayaa Buhoodle ka soo diray.

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Wasiirka Maaliyadda DFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Somaaliya
Iskuulka Masaarida ee Qardho oo maamul cusub yeeshay (dhegayso)

Dowladda Puntland ayaa maanta ku soo bandhigtay Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn 50 Ruux oo itoobiyaan ah kuwaas oo doonayeey inay soo galaan Puntland.

Maamulka Gobalka Cayn ayaa sheegay in dadkan Itoobiyaanka ah dalkooda dib loogu celin doono.

Warbixintan Wariyaha Daljir ee Buhoodle Maxamed Cali Bile ayaa Buhoodle ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0