Puntland iyo Itoobiya oo Heshiis kala saxiixday

HomeWararka

Puntland iyo Itoobiya oo Heshiis kala saxiixday

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in labada dhinac uu u furmay wada-xaajood ku saabsan iskaashiga dh

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay Dood-cilmiyeed ku saabsan Doorashooyinka Dalka
Turkiga oo Balan qaaday Guryo uu kadhisayo Muqdisho iyo Dowladda oo ka Hadashay
Ajandaha kulanka baarlamaanka ee maanta (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in labada dhinac uu u furmay wada-xaajood ku saabsan iskaashiga dhanka ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

Shirka waxa dhinaca Itoobiya hogaaminaya wasiiru dowlaha arrimaha dibada Mesganu Arga, halka dhanka Puntland uu hogaaminayo wasiirka Maaliyada oo ay weheliyaan xubno ka tirsan guddiga dardar gelinta ganacsiga.

War-saxaafadeedka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in labada dhinac isla garteen muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga ganacsiga, amniga iyo sare u qaadidda horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: