PHOTO NEWS: Ka Bogo Sawirada Xuska Munaasabadda 01-da Agoosto

Axad, Ogoosto 02, 2015 (Daljir) —  Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire ayaa xalay aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe uga qeyb-galay munaasibad balaaran oo lagu xusayey sanadguurada 17-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Puntland.

Hadaba halkan hoose ka daawo Sawirro Qurxoon oo Daljir ay idin soo xushay.

\\\"\\\"

\\\"\\\"

\\\"\\\"

\\\"\\\"

 

 

\\\"\\\"

\\\"\\\"

\\\"\\\"

\\\"\\\"

\\\"\\\"

\\\"\\\"

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com