Odayaasha Gobolka Bari iyo Xaalka Dekedda Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Odayaasha Gobolka Bari iyo Xaalka Dekedda Bossaso (dhegayso)

Shir shalay ka dhacay magaalada Bossaso, ayna ka soo qaybgaleen odayaasha iyo siyaasiyiinta Gobolka Bari, laguna soo dhaweeyey imaatinka Madaxweyne Fa

Duq Degmo Safiya Cali, gabadhii ugu horreysay Soomaaliya ee noqota Duq Degmo kana noqota Beledweyne (dhegayso | waraysi)
DEKADDA GARACAD | RIYADII RUMOWDAY!! (Daawo)
KACDOON KA DHAN AH MUSE BIIXI OO KA BILOOWDAY HARGEYSA

Shir shalay ka dhacay magaalada Bossaso, ayna ka soo qaybgaleen odayaasha iyo siyaasiyiinta Gobolka Bari, laguna soo dhaweeyey imaatinka Madaxweyne Farmaajo iyo dhammaystirka gegida diyaaradaha ee magaalada Bossaso, ayaa hadana waxaa aad loogu lafagurey, laguna soo bandhigey cabashooyin horey u jireyna kuna saabsan xaalka Dekedda Bossaso iyo ballamadii hore la isugu ogaa oo aan weli la fulin.

Hoos kaga bogo cabashooyinka xaalka Dekedda Bossaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: