Site icon Radio Daljir

Odayaasha Gobolka Bari iyo Xaalka Dekedda Bossaso (dhegayso)

Shir shalay ka dhacay magaalada Bossaso, ayna ka soo qaybgaleen odayaasha iyo siyaasiyiinta Gobolka Bari, laguna soo dhaweeyey imaatinka Madaxweyne Farmaajo iyo dhammaystirka gegida diyaaradaha ee magaalada Bossaso, ayaa hadana waxaa aad loogu lafagurey, laguna soo bandhigey cabashooyin horey u jireyna kuna saabsan xaalka Dekedda Bossaso iyo ballamadii hore la isugu ogaa oo aan weli la fulin.

Hoos kaga bogo cabashooyinka xaalka Dekedda Bossaso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a519a6a02010047821081f1/odayaasha%2BBoosaaso+%26+xaalka+dekedda_6+Jan+17.mp3?_=1
Back to Home page