Nabadoon Raare oo Taageeray Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Nabadoon Sakiriye Maxamuud Raare nabadoonka Beesha Ismaciil Yoonis oo Radio Daljir xiriir la soo sameyay ayaa Soo Dhaweeyay hadalki madaxweyne Gaas ahaa in Baarlamanka Puntland Lagu Kordhiyo Xubno ka Dheeri ah inta Hada uu yahay.

Nabadoon Raare ayaana baaq u diray golaha golaha dajinta Puntland ah inay Ticgaliyana Codsiga Madaxweynaha Iyo Kan beelaha Puntland Kuna Daraan intii Suura gal ah Baarlamanka Puntland Siiba Wuxuu Si Gar ah u Codsaday In Besha uu Nabadoonka u yahay in  lagu daro Xubnaha la Kordhinayo Isagoona Sheegya in Beeshu Horey ugu Dulmnayd Saami qeybsiga Kueraasta Siyaasadeed ee Dawlada .

Nabadoonka Waxaa Waraytay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com