Nabadoon Aweys Cawad Nuux: “Magacaabista Degmooyinku waa Mid Maamulka u Taal ee ma aha mid Dhaqan”

Nabdoon Aweys Cawad Nuux oo kamid ah waxgaradka gobolka Karkaar oo la soo xiriiray Radio Daljir ayaa beeniyay warar laga faafilayay kuwaas oo nabadoonku uu sheegay in magaciisa loo isticmaalay si khaldan, lana isticmaalay tashi iyo fasax la’aan.

Nabadoonka ayaa sheegay in magaciisa lagu daray qoraalka ay ku qoran yihiin nabadoono kale oo gobolka Karkaar oo ka soo horjeestay degmooyin dhawaan ay golaha wasiirada Puntland ansixiyeen.

Nabadoonku waxa uu khadka taleefoonka ugu waramay Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com