M/weyne Shariif & wafti uu hogaaminayo oo u kicitimay Ugandha, kulamana la yeelanaya M/weyne Musaveni.

Muqdisho, Sept 17 – Waxaa ka dhoofay madaarka Adam Cade wafti uu hogaaminayo M/weyne Shariif oo la sheegay in uu ku wajahan yahay Kampala, Ugandha. Safarfka M/weyne Shariif ayaa la sheegay in uu la xiriiro wada-xaajoodyo ka socda Ugandha oo lagu gorfaynayo arrimaha Somaliya.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com